Buug uu qoray Shakespeare oo lagu iibiyey lacag ku dhaw 10 malyan oo doolar !!

Warbaahinta caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa aad u hadal haya qiimaha lagu iibsaday buug uu qarniyo kahor qoray qoraagii caanka ahaa ee u dhashay dalka Britain Shakespeare. Buuggan uu qoray  Shakespeare oo la daabacay sanadkii 1623-kii ayaa lagu iibsaday 9.98 malyan oo doolar, kadib markii lagu soo bandhigay suuq xaraash oo kuyaala magaalada New Yourk ee … Continue reading Buug uu qoray Shakespeare oo lagu iibiyey lacag ku dhaw 10 malyan oo doolar !!